Versió preliminar — VidLingo obrirà aviat. Encara pot haver-hi canvis.

VidLingo

← Tots els llibres il·lustrats

Digaag iyo hangaraarac

FàcilSomali · Llegit en veu alta
Imatge de la pàgina 1 de Digaag iyo hangaraarac

Digaag iyo Dixiri waxay ahaayeen saaxiibo. Laakiin had iyo jeer waxay ahaayeen kuwo tartamo. Hal maalin waxay go’aansadeen inay ciyaaraan kubadda cagta si ay u arkaan midka ah ciyaaryahanka ugu fiican.

Pàgina 1 de 12

Crèdits