Preview — VidLingo is opening soon. Things may still change.

VidLingo

← All picture books

Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday

EasySomali · Read aloud
Picture for page 1 of Maalintii aan ka tagay guriga een magalada aaday

Boosteejada yar ee tuuladeyna waxa ay aheyd mid mashquulsan dadka awgeed iyo bases la rar dhaafiyay. Dhulka xitaa waxaa yaalay wax badan oo in la raro aheyd. Kirishbooyada ayaa ku dhawaaqayay magacyada meelaha ay basaskooda u socdaan.

Page 1 of 16

Credits